Skip to Content

So Dhawoo!

Marka Hore Nagu Soo Biir Sidaad Su´aal Uso Galiso. Fadlan Raac talaabooyinka hoos ku xusan :

  1. Kudhufo kubiir
  2. Kadib Don´t have account kusii dhufo
  3. buuxi foomka
  4. kudhufo Sign up
  5. Ugu dambayn Confirm garee Emailka.

Kubiir

You need to be registered to interact with the community.
This question has been flagged

Mindhicirrada kacsan aya Calaamadaasi caan Ku ah, waxa afka qalaad lagu dhaha "Irritable bowel syndrome".


Wuxu Kalo qofka yeelan kara Hawo badano caloosha Ku dhex meeranayso iyo Dhuuso badan. 


Xanuunkani wuxu ku dhacaa mindhicirrada waawayn "Large intestines",. Sababto ah Mindhicirrada wawayn wayka nugul yihiin mindhicirrada yaryar "Small intestines".



Dawayntu wakhti inay qaadato Aya laga yaaba. Fadlan ka fogoo dawooyinka aan Dhakhtar ku qorin, Walwalka iyo Cuntooyinka faybarka(Buunshuhu) Ku badan tahay.

Avatar
Discard